More

    Madasha Haweenka: Haweenka iyo burburka qoyska

    Published on:


    Boosaaso — 
    Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta ay haweenka ku yeelato burburka qoyska, iyo sababta keenta in qaarkood aysan u madax-banaaneyn dhaqaalaha soo gala.Waxaa soo jeedineysa Faaduma Yaasiin Jaamac.


    Read More

    Related