25.2 C
New York

Madasha Haweenka: Dhibaatooyinka gabdhaha Soomaaliyeed ku qabsada Nairobi

Published:


Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Soomaaliyeed ee yimaada Nairobi, ayada oo aan ehel uga soo horreyn. Waxaa marti ku ah Ustaad Fartuun Maxamed Cusmaan oo ah bare jaamacadeed.Waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img