22.2 C
New York

Maanlinta Caalamiga ah ee Isla-xisaabtan la’aanta Danbiya ka dhanka ah Wariyeyaasha

Published:



In cadaalad laga gaaro dilalka qorsheysan ee saxafiyiinta loo geysto waa howl adag, haba ugu darnaatee goobaha colaadaha iyo kiisaska dhaca xilliyada dagaalka.
Maatana waxa ay ku beegan tahay 2-da bisha November oo ah Maalinta Caalamiga ah ee ay Qaramada Midoobay u aqqoonsatay maalinta joojinta isla-xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta.
Meelaha maalintan laga xusay waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyariyay Maxamed Colaad Xassan.

No media source currently available

Pop-out player


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img