More

    Maamulka Gedo oo u digay shacab u caddaalad doonta maxkamadaha Al-Shabaab

    Published on:


    Maamulka gobolka Gedo iyo degmada Luuq ayaa soo saaray digniino ku socda dad shacab oo ay sheegeen inay dacwadahooda la aadaan meelaha ay gobolka kaga sugan yihiin maleeshiyada ururka al-Shabaab.Maamulka ayaa digniintan soo saaray, iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay soo xoogeysanayeen wararka la xiriira dacwadaha shacabka ee ay khaadiyada al-Shabab qaadaan ee gobolka Gedo.Warbixintan waxaa Kismayo ka soo diray wariyaha VOAda Aaden Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here