Luul Jeylani oo ku geeriyootay Minnesota

0
157


Minneapolis — 
Luul Jeylani Cali, oo ka mid aheyd fannaaniintii ugu caansanaa Fanka Soomaalida gaar ahaan Banaadirga, ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Minnapolis ee gobolka Minnesota.Goor dhaweyd ayuu Ibrahim Xasan Dandurey khadka telefoonka kula xiriiray, Sharif Maye Cusman oo ku magac dheer Sharif Jeeg oo ay muddo dheer is yaqiineen marxuummada, isla markaana ku nool Minneapolis Minnesota.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here