More

    Kumuu ahaa cayaaryahan Cantar Jeenyo?

    Published on:


    Toronto — 
    Allaha u naxariistee Axmed Cabdikariim Wilaayo (Cantar Jeenyo) oo kamid ahaa ciyaartoyda naadigii kubadda cagta ee Jeenyo iyo xulkii qaranka ee Soomaaliya ayaa habeennimadii Sabtida ku geeriyooday magaalada Muqdisho.Allaha ha u naxariistee Cantar Jeenyo wuxuu ka mid ahaa bahda cayaaraha ee magaalada Toronto. Sidoo kale wuxuu ahaa guddoomiyaha ururka Today ee qabta cayaaraha Somali Week ee magaalada Toronto ee dalka Canada.Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa geerida marxuumka ka wareystay Mukhtaar Maxamed Axmed, Mukhtaar Cutti oo ay isla soo cayaareen Cantar Jeenyo iyo Oday Mursal oo in ka badan 30 sano ay iskala soo shaqeeyeen cayaaraha Soomaalida ee Toronto. Ugu horreyn Mukhtaar Cutti ayaa ka jawaabaya aqoontii uu u lahaa marxuumka.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here