More

    Kalluumeysatada Soomaaliya oo wajahaya caqabado dhanka saadka ah

    Published on:


    Muqdisho — 
    Sida ay sheegayaan khuburada ku taqasustay Cilmiga Badaha iyo Kalluumaysiga, waxaa jira in xilligan caqabado badan oo haysta kalluumaysatada Soomaalida.
    Dhibaatooyinka ayaa waxaa ka mid ah taya-xumada doomaha iyo qalabka kalluumaysiga, iyadoo intaasina ay dheertahay isgaarsiin la’aan ka jirta gudaha badda, taasoo keenta in aan la ogaanin shilalka ka dhaca badda gudaheeda.
    Warbixintan waxaa Xamar kasoo diray, Xasan-kafi Qoyste.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here