More

    Jubaland oo mamnuucday niqaabka ay dumarku xirtaan

    Published on:


    Jubbaland ayaa Go’aano kasoo saartay xirashada niqaabka Dumarka waxaana ay maalmahan wadeen olole ballaaran oo dumarka looga qaadayo indhashareerka ay wejiga ku qariyaan.
    Ciidamada booliska ee Jubbaland ayaa goob fagaare ah ku gubay boqolaal niqaab ah oo ay haweenka ka soo ururiyeen, hase ahaatee waxaa tallaabadaasi cambaareeyey culimada, haweenka ayaa iyaguna ku tilmaamay inuu yahay mid aan laga fiirsanin.
    Faafaahinta warbixin arimahaasi ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here