More

    Iska horimaad ka dhashay hub la isku haysto oo ka dhacay Caabudwaaq

    Published on:


    Caabudwaaq — 
    Ilaa 12 qof ayaa ku dhimatay iska horimaad shalay ka dhacay degaan lagu magacaabo Shiila-Madow oo ku taal meel u dhow magaalada Caabduwaaq kadib muran ka dhashay hub ay galbinayeen ciidamada dawladda.Muran iyo dood ayaa ka dhashay hubkan. Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.


    Read More

    Related