More

    Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarin caalami ah

    Published on:


    London — 
    Magaalada London, waxaa xalay abaalmarin caalami ah oo ku saabsaneyd waxtarka bulshada lagu guddoonsiiyay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Soomaaliya.Abaalmarinta oo ay usoo tartameen shirkado isgaarsiineed oo ka kala socday dalal badan oo dunida ah, ayaa ugu danbeynti waxaa isugu soo haray ilaa 8 shirkadood.
    Hormuud Telecom, ayaana kaalinta koowaad ku soo baxday, oo ku guuleysatay abaalmarinta.
    Haddaba faahfaahinta abaalmarinta cidda soo qabanqaabisya iyo sababaha ay Shirkadda Hormuud ku mutaysatay, ayuu wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab oo Washington jooga weydiiyay, Gudoomiyaha Hay’adda Hormuud Salam Foundation, Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo abaalmarinta u guddoomay shirkadda.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here