24 C
New York

Halkee marayaan howlaha dhismaha dekadda Hobyo?

Published:

[ad_1]

Hobyo — 
Magaalada Hobyo ayaa waxaa ka socda dadaallo ku aaddan dhismaha dekadda Hobyo, halkaas oo ay gaareen Injnieerada loo xil-saaray howsha dhismaha dekadda.Dhaq-dhaqaaqyada dhul iibisaga iyo kobaca magaalada ayaa kordhaayey tan iyo intii la shaaciyay dhismaha dekadda iyo rajada kheyraadka shidaaka ah ee laga sheegay xeebaha kulaala Hobyo.Gudoomiye ku-xigeenka degmada Hobyo Mukhtaar Cabdullaahi Maxamed ayaa VOA uga warramay halka ay marayaan howlaha dhismaha dekadda Hobyo.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img