More

    Gudoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyey iyo jawaabta uu ka bixiyey

    Published on:


    Gudiga fulinta ee ciyaaraha fudud ayaa kulan ay yeesheen waxay shaqo joojin ku sameeyeen gudoomiyihii ciyaaraha fudud ee Soomaaliya Faarax Cali Macallin oo hadda howl shaqo u jooga dalka Faransiiska gaar ahaan caasimaddiisa Paris, isaga oo hogaaminaya ciyaartooyda Soomaaliya ee ka qeybgaleysa ciyaaraha Olombikada ee Paris.
    Hadaba wariyaheena Mahad Cali Xidir ayaa wareystey sii hayaha xilka xiriirka ciyaaraha fudud Mustaf Abdiaziz Mohamed oo sidoo kalena ah ku xigeenka gudoomiyaha.
    Ugu horeyna wuxuu weydiiyey qaab howleedka xiriirka iyo sida lagu soo xuley ciyaartooyda loo qaaday Paris.

    Haddaba, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa goordhoweyd khadka telefoonka ee Paris ku wareystay Guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya Faarax Cali Macallin oo jawaab ka bixiyay xil ka qaadista lagu sameeyey, laakiin marka hore waxa uu weydiiyay sida ay howlaha ciyaaraha olombikadu uga socdaan magaalada Paris iyo ka qeybgalka Soomaaliya ee ciyaarahaasi


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here