Labada Gole ee sharci dajinta ee Somaliland ayaa billaabay mooshin ay ku joojinayaan wada hadallada u dhexeeye Somaliland iyo Soomaaliya.
Wadahadalladan ayaa soo socday 12-ki sano ee lasoo dhaafay. Warbixintan waxaa noo soo diray Xamsa Cali Jeesto.
No media source currently available
Pop-out player