New York —
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay ansixiyay in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya ee (UNSOM) loo beddelo mid KMG ah, labada sano ee soo socota.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.