More

    Galka Baarista: 30 isbaaro, 3 calan, laba madaxweyne iyo ku-xigeen

    Published on:


    Beledweyne — 
    Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay salka ku hayso xaaladda cakiran ee Beledweyne, oo laga cabanayo 30 isbaaro, saddex calan oo midka HirShabeelle uu ka mid yahay iyo labada madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeenka HirShabelle.Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here