Gabar Nairobi kusoo bandhigtay buug ay ku ururisay gabayo Af-Ingiriis ah

0
168


Nairobi — 
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa sannadakaan danbe aad ugu soo badanayay qorayaasha Soomaalida ee isaga kala imanayay meelo badan oo caalamka ah, kuwaas oo bulshada Soomaalida u soo bandhigay buugaag ay qoreen.Buuggi ugu danbeeyay waxaa shalay xaafadda Islii ku soo bandhigtay Nasri Ugas Cabdirasaq oo diyaarisay bug ay ku ururisay gabayo Af-Ingiriisi ah. Warbixintan waxaa inoo soo diray, Yasin Cise Wardhere.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here