More

    Fatahaado hakiyey waxbarashadii ardayda Beledweyne

    Published on:


    Beledweyne — 
    In ka badan 37 kun oo arday oo dhiganayay iskuullada magaalada Baladweyne ayay hakad ku timid waxbarashooda kadib markii dadaad ka soo rogmaday webiga Shabeelle ay buux dhaafiyeen goobaha waxbarashadda qaar, taasoo keentay in la fasaxo ardayda.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here