More

    Fanaanadda Hibo Nuura oo si weyn loogu soo dhoweeyey Hargeysa

    Published on:


    Hargeysa — 
    Magaaladda Hargaysa waxaa si weyn loogu soo dhoweeyey hobolladda Hiba Maxamed (Hiba-Nuura), oo ka mid ahayd hobolladii Waabari ee Soomaaliya.Hiba Nuura ayaa casuumada loo sameeyey waxaa kasoo qeybgalay qeybaha bulshada ee magaalada Hargaysa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here