More

    Fallanqeyn ku saabsan heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

    Published on:


    Ankara — 
    Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa xalay magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen, khilaafki diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-ki bilood ee lasoo dhaafay.Heshiiska oo loogu magac daray “Baaqa Ankara” ayaa waxa warbixintan nooga diyaariyay Cabdulqadir Samakab.

    Dhanka kale, muxuu ka dhiganyahay heshiiskaan, yeyse dani ugu jirtaa? su’aalahaasi iyo kuwo kale, ayuu Samakab weydiiyay, Cabdigafar Wardheere oo ka faallooda arrimaha caalamiga ah, kuna sugan gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here