Faaqidaadda: Shanta sano ee uu Qoor Qoor hogaaminayey Galmudug

0
116


Gaalkacyo — 
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muddada uu xilka hayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ee shanta sano ah, maxaa horumar ah oo maamulka uu sameeyey.
Waxaa Gaalkacyo kusoo diyaariyey Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here