More

    Faaqidaadda: Muranka hareeyey Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya

    Published on:


    Muqdisho — 
    Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay muranka ka dhashay Golaha Saxaafadda qaran ee dhowaan ay meel-marisay xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ee Soomaaliya.Waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here