More

    Faahfaahinta iyo falcelinta xeerarka doorashada iyo xisbiyada siyaasadda ee golaha wasiiradu ansixiyey

    Published on:


    Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey xeerarka doorashooyinka dalka iyo kan xisbiyada siyaaasadda. Xeerkan ayuu goluhu u gudbiyey baarlamaanka si uu uga doodo una meel mariyo.
    Haddaba Falastin Ahmed Iman ayaa ka waraysatey arrintan wasiirka warfaafinta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Daud Aweys Jaamac ugu horeyna waxay weydiisey bal xeerkan waxa uu yahay:

    Dhanka kalena waxaa ansixinta xeerarka ka soo horjeeda qaar ka mida xisbiyada dalka ka jira. Xildhibaan Yuusuf Gamadiid oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalena ah xoghayaha guud ee xisbiga Himilo Qaran, ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan xeerarkan la ansixiyey.
    Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisey xildhibaan Yusuf aragtidooda xeerkan iyo waxa ay ku diiddan yihiin?


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here