22.7 C
New York

Dowladda Toronto oo lacag ku taageereysa ururada dadka madow

Published:


Toornto — 
Maamulka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ku dhawaad 2 milyan oo dollar u qoondeeyay ururrada ay maamulaan dadka madowga ah, oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan, si ay u hormariyaan adeegyada ay u hayaan bulshadooda.Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maxamed Xasan Jabane oo ka tirsan guddi sare oo loo doortay inay maamulaan lacagta oo dhan 1.8 milyan oo dollar, ugu horreyna waxa uu waydiiyay lacagtaasi iyo waxa lagu qabanayo.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img