More

    Dowladda Soomaaliya oo dooneysa in la tartiibiyo bixitaanka ATMIS

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in la tartiibiyo qorshaha ay Soomaaliya uga baxayaan ciidamada nabad ilaalinta ee Afrikaanka ah ee ATMIS ee Soomaaliya ka howlgala.Dumintiyo ka digaya in amaanka uu faraha ka baxo, oo ay aragtay Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa muujinaya in dalalka deriska ah ay walaac ka qabaan in Al-Shabaab ay dib u soo xoogeeysato, awooddana ay ula wareegto.Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), oo ah ciidamo nabad ilaalin ah, ayaa waxaa ka go’an inay ka baxaan dalka 31-ka December, markaasi oo la filayo in ciidamo cusub oo tiro yar lagu bedelo.Warbixin gaar ah oo dheer oo ay sheekadan ka qortay wakaaladda ee Reuters, waxa noo soo koobeysa Caasha Ibraahim Aadan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here