More

    Dowladda Soomaaliya oo beenisay in la hakiyey duulimaadyada Baydhaba

    Published on:


    Muqdisho — 
    Maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin ayaa u sheegay VOA in aysan jirin wax hakad ah oo ku yimid duulimaadyada diyaaradaha ee aadi jiray magaalda Baydhaba.Axmed Macallin ayaa sidoo kale sheegay in ay waxba ka jirin wararka sheegaya in la joojiyay diyaaarado ku socday Baydhabo.Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa wareystey maareeyaha guud ee hay’adda duulista Soomaaliya Axmed Macallin.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here