More

    Dowladda Federaalka oo ciidamo ka dejisay Raas Kambooni

    Published on:


    Kismaayo — 
    Ciidamo Miltari ah oo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarado ay ka dejiyeen deegaanka Raas Kambooni oo magaalada Kismaayo dhanka Koonfur uga began qiyaastii 270 km.War ka soo abxay ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamadan oo ah kuwa Gorgor ay halkaas u tageen sidii ay ATMIS ugala wareegi lahaayeen saldhiggaas.Si kastaba, maamulka Jubbaland, ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay in ujeeddada ciidamadaasi loo geeyay halkaasi ay tahay si colaad looga huriyo gobolka.Faahfaahinta warkan waxaa Kismaayo ka soo diray Aaden Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here