More

    Dhoofinta xoolaha oo si xowli ah uga socota dekadda Boosaaso

    Published on:


    Boosaaso — 
    Iyada oo ay maalmo yar ka hareen gudashada Xajka, ayaa dekadda magaalada Bosaaso uu si xowli ah uga socdaa dhoofka xoolaha nool ee loo iib-geeyo inta badan dalalka Khaliijka Carabta.
    Xoolaha la dhoofinayo oo isugu jira Ari, Lo iyo Geel ayaa la kala keenay gobollada Soomaaliya iyo deegaannada Soomaalida ee Itoobiya.
    Xaaladda xoolaha la dhoofinayo iyo sida ay wax uga socdaan dekadda, ayuu wariyaha VOA-da ee Boosaaso Yusuf Maxmuud Yusuf uu ka wareystay Maamulaha Furdooyinka Gobolka Bari, Maxamed Yusuf Maxamuud.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here