[ad_1]
, 2025-01-06 05:35:26 ,
Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa sidii lagu heli lahaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka wada shaqeysaWasiirka Maaliyada ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo BBC-da wareysi gaar ah siiyay ayaa sidoo kale sheegay in ay wadaan dadaallo lagu mideynayo canshuuraha iyo nidaamkii lagu heli lahaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka wada shaqeysa.
[ad_2]
Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa sidii lagu heli lahaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka wada shaqeysa
Published:

