More

    Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda Jubaland

    Published on:


    Kismaayo — 
    Waxaa gobolka Jubada Hoose laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo dhaq-dhaqaaqyo militari.Dowladda Somaaliya ayaa shalay ciidamo diyuurado ku geysay deegaanka Raas Kambooni oo qiyaastii 270 km koonfur kaga beegan magaalada Kismaayo.Dowladdu waxay sheegtay in ciidamadaas ay halkaasi u tageen si ay u buuxiyaan meelo ay baneynayaan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS marka ay dalka ka baxaan dhammaadka bisha December ee sanadkan. Laakiin Maamulka Jubbaland ayaa ciidamadaasi ku tilmaamay kuwo ujeedo dagaal laga leeyahay.Warbixin dhaq dhaqaaqan miltari ku saabsan waxaa Kismaayo ka soo diray Aaden Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here