More

    Dadaallo lagu xalinayo dagaal beeleedyo ka taagan Galmudug

    Published on:


    Caabudwaaq — 
    Maamulka Galmudug ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ka wada dadaallo lagu soo afmeeraayo colaad dad badan ay ku dhinteen oo u dhexysa beelo halkaas kasoo jeeda.Colaadda oo salka ku heysa muran dhuleed ayaa saameyn ku yeelatay dhaq-dhaqaaqa deegannada u dhexeeya Xeraale iyo Caabudwaaq, iyadoo dhexdhexaadin dhowr ah oo la isku dayayay aysan miro dhalin.Haddaba wariyaha VOA-da ee Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa shirar nabadeed oo ka dhacay Caabudwaaq iyo Xeraale iyo sidoo kale dadaallada xal raadinta ee socda ka waraystay agasimaha Wasaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Cabdi Maxamed Guure.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here