More

    Dadaal loogu jiro soo celinta biya-gelinta Laascaanood

    Published on:


    Mas’uuliyiinta Shirkadda Biyaha ee Laascaanood ayaa sheegay in ay dadaal xooggan ku bixinayaan sidii dib loogu soo celin lahaa biyo-galintii magaalada, taasI oo hore ugu burburtay dagaalkii dhacay.
    Waxay intaa ku dareen in ay keeneen warshado cusub oo lagu xoojinayo adeegga biyaha, si loo hubiyo in shacabka Laascaanood helaan biyo ku filan. Qorshahan ayaa qeyb ka ah dadaallada dib u dhiska kaabayaasha muhiimka ah ee magaalada, Cabdikariim Olol ayaa warkan ka soo diray Laascaanood.

    Laascaanood

    Laascaanood

    Laascaanood

    Laascaanood


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here