21.4 C
New York

Culuma’uddiinka Soomaalida Mareykanka oo cambaareeyay weerarki Lido

Published:


Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee kujira dalladda IANA ee ay kumideysan yihiin, qaar badan oo kamid ah misaajidada Soomaalida ee Mareykanka, ayaa cambaareeyay weerarkii lagu hoobtay ee Jimcadii lagu qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Culimada ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya baaritaan iyo isla xisaabtan ku aaddan weerarkaasi. Cabdulqaadir Maxamed Samakaab ayaa warbixintaan noo haya.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img