More

    Ciidamo tababar looga furay Wanlaweyn

    Published on:


    Dowlad Goboleedka Koofur-galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay, in boqollaal ka mid ah ciidamada gobolka Shabeellaha Hoose loo billaabay tababar lagu xoojinayo tayada ciidamada.
    Tababarka oo ka furmay degmada Wanlaweyn, ayay ciidamada sidoo kale ku baranayaan sugidda amniga, xallinta khilaafaadka iyo xuquuqda aadanaha.
    Wariyaha VOA-da, Mukhtar Catoosh ayaa arrintan ka wareystay, Wasiira Amniga Maamulka Koofur-galbeed, Xasan Cabduqaadir Maxamed.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here