25.2 C
New York

Caweyska Washington: Senator Cismaan Dubbe

Published:


Washington — 
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaa ku marti ah Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, haddana ka tirsan Aqalka Sare Senator Cismaan Abokar Dubbe. Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img