Caweyska Washington: Senator Cismaan Dubbe

0
165


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah wareysi uu Barnaamijka Caweyska siiyay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya, haddana ka tirsan Aqalka Sare Senator Cismaan Abokar Dubbe. Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here