More

    Caweyska Washington: Prof. Maxamed Cumar Dalxa Q. 2-aad.

    Published on:


    WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa caawa marti ku ah Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Prof. Dalxa waxa uu barnaamijkan uga sheekeynayaa heesaha loogu soo halqabsaday jacaylkii Cilmi-boodhari iyo Hodan, farqiga u dhexeeya haasaawaha jiilka maanta iyo kii hore, iyo sheekooyin kale oo aad u xiiso badan.
    Barnaamijka waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aaden.


    Read More

    Related