Caweyska Washington: Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha)

0
168


WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan xiisaha fanka Banaadiriga oo uu Barnaamijka Caweyska uga warramayo wariyihii xariirin jiray riwaayadaha Banaadiriga, Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha). Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here