Caweyska Washington: Loollankii Fanka iyo Sirdoonkii Dalka
Washington — Barnaamijka Caweyska Washington waxaad toddobkaan ku maqli doontaan wareysi uu barnaamijka siiyay Cabdiraxmaan Cumar Warsame oo loo yaqaan Jeeniqaar. Waxaa soo saartay soona jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden (Caasha Cuud).
Read More