More

    Caweyska Washington: Fankii Xaliima Khaliif Cumar (Magool)

    Published on:


    WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan taariikh kooban oo ku saabsan fankii Allaha u naxariistee Xaliima Khaliif Cumar (Magool). Barnaamijka Caweyska waxaa intii uu ka yaqaanay uga warramayo wariyihii xariirin jiray riwaayadaha Banaadiriga, Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha). Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here