More

    Caweyska Washington: Abwaan Maxamed Yuusuf (Badda)

    Published on:


    WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan, waxaad ku maqli doontaan qeybtii 3-aad ee wareysi ay Caasha Ibraahim Aadan la yeelatay Maxamed Yuusuf oo ku magac dheer Badda oo ah hal-abuure heeso badan sameeyey oo ay ku jiraan kuwo uu xaaskiisa u sameeyay.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here