More

    Biden oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Daahir Carab

    Published on:


    Washington — 
    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacadii warqadaha aqoonsiga danjire-nimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya ee Maraykanka Danjire Daahir Xasan Carab.Danjire Carab oo ay VOA-da wareystay ayaa sheegay, in madaxweyne Biden uu kala hadlay xiriirka labada dal, islamarkaana uu uga mahad-celiyay dowladda Mareykanka taageeradeeda Soomaaliya ee dhinacyada ammaanka, xuquuqul insaanka iyo bani’aadannimada iyo dhinacyada kale ee horumarinta.
    Danjire Carab wuxuu u warramay wariyaha VOA-da, Sahra Cabdi Axmed.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here