Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, shidaal-qodis ka billaabmeysa Soomaaliya sannadka soo socda.Waxaa marti ku ah, Agaasimaha Hey’adda Batroolka Soomaaliya. Eng. Cabdulqadir Aden, waxaa soo jeedinaya Nur Xasan Nur.
No media source currently available
Pop-out player