More

    Barnaamijka Dhallinyarada: Dhallinyaro loo xiray hadallada baraha bulshada

    Published on:


    Muqdisho — 
    Mas’uuliyiimnta amniga ee dawladda federaalka ayaa dhowaan xiray dhallinyarao isticmaasha baraha bulshada oo lagu eedeeyey inay barahooda ku faafiyeen macluumaad anshaxa ka baxsan.
    Dhalinyaradaaaas ayaa qaarkood dacwado lagu soo oogay. VOA ayaan si madaxbannaan u xaqiijin eedaha loo jeedinayo dhallinyaradan.
    Dhinaca kale dhallinyarada qaarkood ayaa ku doodaya in barahooda ay kaoso saartaan nolol maalmeedkooda.
    Haddaba barnaamijka dhalinyarada ee toddobaadkan oo mowduucaas ku saabsan waxaa nala socodsiinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here