[ad_1]
Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka
Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka waxaa ku jira warbixino iyo fallanqeyno ku saabsan wararkii ugu weynaa ee toddobaadka ee Soomaaliya iyo caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
[ad_2]
Read More

