20.8 C
New York

Barn. Martida Makarafoonka: Wasiir Cali Balcad

Published:


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar (Cali Balcad) oo nagu soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington, DC. Falastiin Axmed Iimaan ayaa barnaamijka soo saartay waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img