22.9 C
New York

Barn. Martida Makarafoonka: Maxamed Xaashi Carrabey

Published:


Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxaa marti ku ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Soomaaliya Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabey) oo aan ka wareysaneyso muhimadda ay leedahay ku biirista Soomaaliya ee hay’adda Atoomikada Caalamiga ah ee IAEA. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img