[ad_1]
Barn. Caweyska Washington: Al-Fannaan Cabdi Baadil
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan waxaa marti ku ah Al-Fannaan Cabdi Baadil Ibraahim. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
[ad_2]
Read More

