More

    Bariis tijaabo ahaa oo si guul leh uga soo go’ay Godey

    Published on:


    Xafiiska Beeraha ee maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay, in lagu guuleystay tijaabada bariis lagu abuuray beero ku yaalla deegaanka Beer-caano ee magaalada Godey.Bariiskaan oo laga tacbay mashruuca waraabka galbeedka Godey, ayaa munaasabad loogu dabaal-dagay xilliga goosashada dalagan waxaa ka qeybgalay ra’isulwasaare ku xigeenka Itoobiya iyo madaxweynaha Dowlad-deegaanka.Haddaba, tacabka bariiska iyo goosashadiisaba waxa VOA-da uga warramay, Wasiirka xafiiska beeraha ee Dowlad-deegaanka Dr. Cabdulqadir Iimaan. Wuxuu u warramay wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Gaataa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here