More

    Bandhigga VOA: Xaaladda Muqdisho ee bisha Ramadaan

    Published on:


    Muqdisho — 
    Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro bisha Ramadaan.Wariyaha VOA ee Muqdisho, Cabdicasiis Axmed Barrow, ayaa soo jeedinaya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here