33.2 C
New York

Bandhigga VOA: Gabdhaha da’da yar ee loo guuriyo maleeshiyada Al-Shabaab

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay culeysada bulsho iyo sharci ee ka dhasha gabdhaha da’da yar ee loo guuriyo maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo dhawaan la soo taagey maxkamadda milatariga ee dowlada Soomaaliya. Gabdhahan oo qaarkood aan gaarin da’da qaangaarka ayey maxkamadu ku wareejisey hay’ado caawiya.Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img